Rotterdam - Waxaa magaalada Rotterdam ee dalka Holland si weyn loogu soo dhoweeyey Xildhibaan Lutfi Shariif Maxamed Cumar oo xubin ka ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla Markaasna ku matala Golaha Baarlamaanka Midowga Afrika ee fadhigiisu yaha