'Xoghayaha Xiriirka Dibadda ee Golaha Isbadal Doonka Siyaasada Banaddiriga

0
Thursday January 28, 2016 - 17:03:57 in Local News by Sub Editor - Ayub Ismail
  • Visits: 5410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    'Xoghayaha Xiriirka Dibadda ee Golaha Isbadal Doonka Siyaasada Banaddiriga

    Guddoomiyaha Golaha Isbedel Doonka Banaadiriga Md. Dr. Lutfi Shariif Maxamed, kaddib markii uu eegay xeerka Golaha, la tashtay Xubnaha Golaha iyo Odayaasha dhaqanka waxaa uu go'aamiyey sida soo socota. MAGACAABIS: waxaa uu xoghaya Xiriirka Di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 104 KB
Guddoomiyaha Golaha Isbedel Doonka Banaadiriga Md. Dr. Lutfi Shariif Maxamed, kaddib markii uu eegay xeerka Golaha, la tashtay Xubnaha Golaha iyo Odayaasha dhaqanka waxaa uu go'aamiyey sida soo socota. MAGACAABIS: waxaa uu xoghaya Xiriirka Dibadda u magacaabay Md. C/Rashiid C/Casiis Iimaan oo ah Muwaadin Soomalaiyeed oo u dhashay qowmiyadda Banaadir, isla markaasna xilka loo igmaday aqoon sare u leh.

Ref: BPRC/M0016/16                                                                                                      Date: 28/01/2016

Ku:      Cidda Ay Quseyso

Og:      Xoghayihii KMG-ka ahaa

Ujeeddo:    Magacaabis Xil

‘Xoghayaha Xiriirka Dibadda ee Golaha’

Bismillaahi Rahmani Rahiim,

Guddoomiyaha Golaha Isbedel Doonka Banaadiriga Md. Dr. Lutfi Shariif Maxamed, kaddib markii uu eegay xeerka Golaha, la tashtay Xubnaha Golaha iyo Odayaasha dhaqanka waxaa uu go’aamiyey sida soo socota.

MAGACAABIS: waxaa uu xoghaya Xiriirka Dibadda u magacaabay Md. C/Rashiid C/Casiis Iimaan oo ah Muwaadin Soomalaiyeed oo u dhashay qowmiyadda Banaadir, isla markaasna xilka loo igmaday aqoon sare u leh.

Md. C/Rashiid waa Diblomaasi sare oo Soomaaliyeed oo muddo 15 sanadood ah ka soo shaqeeyey safaaradda Soomaaliya ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga, waxaa sidoo kale uu kaalin weyn u leeyahay soo nooleynta ganacsiga Soomaaliya burburkii kaddib.

Guddoomiyaha waxaa uu sidoo kale u mahadceliyey Xoghayihii Kumeel Gaarka ahaa ee hore Md. Maxamed Mukhtaar Maxamed Beelley oo uu ku amaanay in mudaddii kumeel gaarka aheyd uu qabtay hawl wanaagsan.

Wabillaahi Towfiiq

Dr. Lutfi Sharif Mohamed

Guddoomiyaha Banadiri Political Reform Counsel-BPRC