Alternatives

DALKEENA WUXUU U BAAHAN YAHAY CIIDAN QARAN OO BADBAADIYA!

0 Visits: 1015 | Monday March 14, 2022 - 12:08:04
Qalinka: Abukar Albadri Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad weyn u qabo helidda ciidan qaran oo ka samatabixiya halisaha dunida iyo gobalkaba ka soo kordhaya. Ciidankaas oo daacad…

Read More »

PROF. ABDULLAHI SHEEK MANUR oo uga jawaabay Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan qormadiisii "SOOMAALIDA IYO LAHJADDA MAAYGA"

0 Visits: 1247 | Thursday January 20, 2022 - 14:16:52
Qoraalka Khaliil oo ku soo baxay Mareegta wardheernews.com/soomaalida-iyo-lahjadda-maayga/ taariikhud markii ay aheyd August 15, 2021 ayuu Dr. Abdullaahi kaga jawaabay Maqaalkan oo uu ugu horreyn u diray isla Mareegta Wardheer, taas oo ka gaabsatay in ay soo bandhigto Jawaabta, muujisayna in aysan dhexdhexaad…

Read More »

Somalia – An Online smear campaign targets former President Sheikh Sharif!

0 Saturday June 12, 2021 - 18:09:46
Mogadishu (Qalin News) – A coordinated smear campaign rages online in the last 24 hours, targeting the former Somalia President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, who is an opposition candidate seen as the strongest contestant facing the incumbent president Mohamed Abdullahi Farmajo.

Read More »

Xildhibaan Lufti Shariif Maxamed Cumar oo si weyn loogu soo dhoweeyey Qaaradda Yurub

0 Visits: 5132 | Tuesday February 06, 2018 - 16:19:45
Rotterdam - Waxaa magaalada Rotterdam ee dalka Holland si weyn loogu soo dhoweeyey Xildhibaan Lutfi Shariif Maxamed Cumar oo xubin ka ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla Markaasna ku matala Golaha Baarlamaanka Midowga Afrika ee fadhigiisu yahay dalka Koonfur Afrika.

Read More »

Somalia: A classified Alshabab death list emerges after its Mogadishu's terror mastermind was killed by US areal strike

0 Visits: 5783 | Monday September 11, 2017 - 07:28:28
An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Read More »

Somalia: Alshabab's death list emerges after its Mogadishu's terror mastermind was killed by US areal strike=

0 Visits: 0 | Monday September 11, 2017 - 00:38:41
An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Read More »

SOMALIA - GLOBAL ASHARAAF DIASPORA NETWORK BACKS PROF. LUTFI SHARIF MOHAMED

0 Visits: 6284 | Tuesday June 28, 2016 - 13:48:53
Mogadishu - Global Asharaaf Diaspora Network had issued a press statement supporting the chief traditional elder Sharif Abullahi Sayid-Ali Haji Da'ud and the nomination of Prof. Lutfi Sharif Mohamed Omar as the Asharaf constituency's member of the parliament.

Read More »

Somalia-New appeals court chief takes over the office=

0 Visits: 6104 | Friday June 24, 2016 - 17:09:04
Mogadishu – the newly appointed justice of Somalia's appeals Court Dr. Salah Sheikh Ibrahim Dhiblawe had fully taken over the office from his predecessor Dr. Hassan Mohamed Ali Wariiri, who was fired three weeks ago.

Read More »

BEESHA ASHARAAF OO SI GUUD ISUGU RAACDAY IN PROF. LUTFI SHARIIF MAXAMED CUMAR UU YAHAY XUBINTA FADHIISANEYSA KURSIGA AY BEESHA KU LEEDAHAY KURAASTA BAARLAMAANKA EE BEELWEYNTA BANAADIRIGA.

0 Visits: 11568 | Thursday June 23, 2016 - 22:55:32
Muqdisho – Shir guud oo ay manta Beesha Aala Beyt-ka Soomaaliyeed ee Asharaaf ay ku yeelatay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay beeshu isku raacday in ay si buuxda ugu caleemo saaratay in xubinta Xildhibaanimo ee beeshu ku leedahay kuraasta Beelweynta Banaadiriga uu ku matalo Prof. Lutfi Shariif Maxamed…

Read More »

Illegal detention of BPRC Deputy chairman

0 Visits: 5792 | Wednesday February 24, 2016 - 14:20:32
The Banadiri political reformation council (BPRC) is outraged by arbitrary arrest of its deputy chairman Omar Sharif Jeeg, who spent the second night in jail after attending a peaceful demonstration in Hamarweyne district.

Read More »

BAAQ CANBAAREYN AH!

0 Visits: 4891 | Monday February 22, 2016 - 23:28:30
Mudaneyaal iyo Marwooyin, Golaha Isbedel-doonka Siyaasadda ee Qowmiyadda Banaadiriga Soomaaliyeed, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta ,Waxgaradka & Dhaliyaradda Banaadiriga waxay si weeyn u canbaareynayaa sida loogu tagrifalay oo looguna xadgudbay xubnihii qowmiyadda Banaadiriga u matali lahaa shirka…

Read More »

Reer Banaadir oo Shirka Turkey ga ka cabanaayo

0 Visits: 4536 | Monday February 22, 2016 - 23:28:30
Mudaneyaal iyo Marwooyin, Golaha Isbedel-doonka Siyaasadda ee Qowmiyadda Banaadiriga Soomaaliyeed, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta ,Waxgaradka & Dhaliyaradda Banaadiriga waxay si weeyn u canbaareynayaa sida loogu tagrifalay oo looguna xadgudbay xubnihii qowmiyadda Banaadiriga u matali lahaa shirka…

Read More »

BAAQ CANBAAREYN AH! "Shirka Turkiga ka furmay"

0 Visits: 3814 | Monday February 22, 2016 - 22:12:22
Assalaamu Caleykum, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Golaha Isbedel-doonka Siyaasadda ee Qowmiyadda Banaadiriga Soomaaliyeed, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta ,Waxgaradka & Dhaliyaradda Banaadiriga waxay si weeyn u canbaareynayaa sida loogu tagrifalay oo looguna xadgudbay xubnihii qowmiyadda Banaadiriga u…

Read More »

Digniin kusocota Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya & Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed

0 Visits: 2904 | Thursday February 04, 2016 - 19:09:39
Odayaasha dhaqanka ,Malaaqyada iyo Golaha Isbedeldoonka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga waxaa ay ugadigayaan wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay kafeejignaato kooxo xildhibaana ah oo doonaya in ay si qalad ah u caleemo saaraan SULDAAN BEENEED isla markaana ay si sharci…

Read More »

'Xoghayaha Xiriirka Dibadda ee Golaha Isbadal Doonka Siyaasada Banaddiriga

0 Visits: 5379 | Thursday January 28, 2016 - 17:03:57
Guddoomiyaha Golaha Isbedel Doonka Banaadiriga Md. Dr. Lutfi Shariif Maxamed, kaddib markii uu eegay xeerka Golaha, la tashtay Xubnaha Golaha iyo Odayaasha dhaqanka waxaa uu go'aamiyey sida soo socota. MAGACAABIS: waxaa uu xoghaya Xiriirka Dibadda u magacaabay Md. C/Rashiid C/Casiis Iimaan oo ah…

Read More »

Unlawful decisions of the so called National Consultative Forum

0 Visits: 2706 | Thursday January 28, 2016 - 15:37:05
Bismillaahi Rahmani Rahiim, The Banadiri Political Reformation Counsel (BPRC) hereby condemn in the highest possible language to the awful outcome of the so called National Consultation Forum, which served for interest of clan politicians, who marginalized the Banadiri Community, The all other minority…

Read More »

Magacaabid Duubka Duubyada Reer Maanyo & Mudaaharaad Loogu Soo Horjeedo Odayaasha Beenta Ah Ee Xildhibaanada Sameysanaayaan

0 Visits: 3157 | Tuesday January 19, 2016 - 20:24:40
Shir ay jeeyeesheen dhamaan Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga waxey isku raaceen in laga bilaabo Jan. 19, 2016 Xaaji Kamaal Maki Aweys uu yahay Duubka Duubyada Reer Maanyo.

Read More »

Digniin kusocota Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 2312 | Sunday January 10, 2016 - 21:06:39
Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga waxaa ay ugadigayaan wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay kafeejignaato xildhibaano doonaya in ay wasaaradda si sharcidarro ah uga diiwaangeliyaan odayaal dhaqameed…

Read More »

Announcement of Banadiri Women Diaspora Chairperson and Her Deputy

0 Visits: 2497 | Tuesday December 01, 2015 - 22:43:09
Announcement of Banadiri Women Diaspora Chairperson and Her Deputy

Read More »

INAN HABOW AH- SHEEKO GAABAN! - Qalinka: Abukar Albadri, June 04, 2013

0 Visits: 11270 | Friday November 27, 2015 - 10:37:25
Najma waa 15, waa ardayad xaafada ay ku dhalatay, kuna soo kortay ayey weli degan yihiin reerkeeda, ma socod badna oo weligeed meel gaari loo raaco looma dirin, iskuulka ay dhigato aad ugama foga gurigooda.

Read More »